Ciidanka cirka Soomaaliyeed oo 60 jirsaday & Duuliye Asli Calansido oo hambalyo direysa

Duuliye Asli Xasan Cabaade (Calansida) oo ah haweeneydii ugu horeysay taariikhda Somalia ee duulisa dayuurad dagaal kana mid ahaan jirtay ciidankii cirka Soomaaliyeed ayaa hambalyo u direysa dhamaanba inta ka nool xiligan saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda iyo dableyda ciidankaas, munaasabada 15-ka Febraayo oo ku aadan sanadguuradii 60aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay ciidanka … Continue reading Ciidanka cirka Soomaaliyeed oo 60 jirsaday & Duuliye Asli Calansido oo hambalyo direysa